Daawo Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Oo ay Gudida Doorashooyinka Somaliland siiyeen Shahaadooyin Musharaxnimo

Hargeysa (Hctv.tv) Daawo Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Oo ay Gudida Doorashooyinka Somaliland siiyeen Shahaadooyin Musharaxnimo, Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, iyo Musharax Faysal.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Musharixiinta Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Madaxweynaha ee seddex Xisbi Qaran uga qaybgalaya doorashada Madaxtooyada guddoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimo Ee November13 2024.