Garadag (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo halkaas ka hadlay, ayaa ka mahadnaqay soo dhaweynta milgaha iyo dal jacaylku ka muuqdo ee ay ku qaabileen shacabka reer Gar-adag, waxana uu ku dheeraaday taariikhda ma guurtada ah ee ay degmadani leedahay iyo qaybta uga tahay guulihii kala dambeeyey ee xisbiga KULMIYE soo hooyey.